ALBAAQIYAT

15
Islam #5

Podcast- kan albaqiyat waxaynu kaga hadli doonaa tabaha aynu ku noqon karno dad isku miisaama nolosha dambe iyo ta hada taagan, inagoo raacayna Quraanka iyo sunaha nabigeena suubanaa ( Calayhi salaatu wasalaam).

Recent Episodes
Episodes loading...
Recent Reviews
  • umm sabir
    Amazing podcast allahuma batik
    Assalamu aleykum💐 This is a wonderful, amazing podcast. I wish it can be translated to all languages. I listen to you from the USA. Please keep up the wonderful job. Wxaan illaahay raxmaanka ah kuu weydiinaya iin uu caqligaaga , cilmigaaga, iyo cimrigaaga ba kuu barakeeyo💕aameen
  • حسىن عبد القادر
    This podcast
    Waxaa rajeynaa inaa wax badan iska badli doono inshallah illahay haduu rali ka noqdo waana ku mahadsan tahay sida quruxda badan wax waliba nagu soo gudbisi illahay hakuu sahlo wax waliba aduun iyo aqiiro aad hamineyso ❤️
  • Najahadan
    Masha Allah
    Waa muwduucyo aad u xiiso iyo qiimo badan, Allaha ku barakeeyo walalo. Waan kaa sugaynaa si xiiso badan.
Similar Podcasts
Disclaimer: The podcast and artwork on this page are property of the podcast owner, and not endorsed by UP.audio.